Yaa loo doortay xiddigii garoonka kulankii Russia vs Masar?

2693
8167

(Moscow) 19 Juunyo 2018 Xulka qaranka Russia ayaa guul muhiim ah ka gaaray caawa xulka qaranka Masar, waxayna ugu awood sheegteen 3-1.

Xulka qaranka Ruushka ayaa noqonaya xulkii ugu horeeyay ee u soo baxa wareega 16-ka haddii xulka Uruguay uu habeen dambe garaaco sucuudiga.

FIFA ayaa u dooratay Denis Cheryshev xiddigii ugu fiicnaa kulankii caawa dhex maray Ruushka iyo Masar kadib markii uu xulkiisa u dhaliyay mid kamid ah 3-da gool.

Denis Cheryshev ayaa sidoo kale 2-gool u dhaliyay xulka Ruushka kulankii sucuudiga.

2693 COMMENTS