Baarlamaanka oo meel mariyay xeerka wax ka badalka maamulka Bangiga Dhexe

1564
13871

Isniin, Janaayo, 14, 2019 (RBB NEWS) – Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa meel mariyay xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo wax ka bedel lagu sameeyay, 158 Xildhibaan ayaa ogolaatay, halka 17 ay diiday.

Wax ka bedelka xeerka Bangiga Dhexe gaar ahaan qodobka 130aad  ayaa ka dhigan in Bangiga Dhexe uu madax ka noqon karo shaqsi ajnabi ah,  kuna imaan doona xeer loo cuskanayo xulida Guddiga Agaasinka Bangiga  Dhexe, kaasoo ay in qof kasta oo ugu dhibco sareeya, karti ahaan, aqoon  ahaan iyo hufnaan uu noqonayo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe.

1564 COMMENTS

  1. You actually make it seem so easy with your presentation but I find this matter to be actually something which I think I would never understand. It seems too complicated and very broad for me. I am looking forward for your next post, I’ll try to get the hang of it!|

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here