Benzema oo soo qabtay Lionel Messi

8679
133243

Karim Benzema ayaa dhaliyay labadii gool ay xalay Real Madrid ka dhalisay Bayern Munich kulankii ku idlaaday 2-2 taa oo uga dhigan inuu soo qabtay Lionel Messi.

Labada gool ayaa uga dhigan dhaliyaha reer France inuu dhaliyay goolashiisii afaraad ee wareega Semi Final ka Champions League.

Benzema ayaa horey gool uga soo dhaliyay Borussia Dortmund kulan ay guul daro kala soo kulmeen 2012/13, sanad kaddib wuxuu gool ka dhaliyay Bayern Munich.

Lionel Messi ayay ku qaadatay 13 kulan inuu afar gool ka dhaliyo wareega Semi Final ka Champions League, halka uu Benzema gaaray tiradaasi kulankiisii 12-aad.

8679 COMMENTS

  1. buy nembutal online

    […]Wonderful story, reckoned we could combine a couple of unrelated data, nevertheless seriously worth taking a search, whoa did one master about Mid East has got much more problerms too […]

  2. ewin chairs

    […]very couple of sites that take place to become comprehensive beneath, from our point of view are undoubtedly properly worth checking out[…]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here