Dowladda Sacuudiga oo faahfaahin ka bixisay xaaladda caafimaad ee boqor Salmaan
Wakaalada wararka ee Sacuudiga ayaa sheegtay in lagu guulaystay qalliin lagu sameeyay boqor Salman.
Wakaalada ayaa intaa ku dartay in qalliinka looga sameeyay Kaadi-haysta islamarkana...
Boqor Salman oo lagu sameeyey qalliin looga saaray xameetida
RIYADH — Boqor 84-jirka-ah ee Sacuudiga Salman bin Abdulaziz ayaa maanta lagu sameeyey qalliin looga saaray xameetida, waxaa sidaas sheegtay maxkamadda boqortooyada, saddex maalmood kadib...
Hawl-Wadeenada Caafimaadka oo walaac ka muujiyey hoos u dhac ku yimid...
hamiis, Luulyo 23, 2020 (RBB NEWS) - Hawl-Wadeenada daryeelka caafimaadka ee gobolka Minnesota ayaa walaac ka muujiyey hoos u dhac yimid tallaalkaii caruurta xilli...
Somalia allocates $500K to help flood victims in Afgoye
MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia announced Wednesday $500,000 to help thousands of victims affected by floods.
Flooding has caused mass displacement, shortages of...
UN says 5.2 mln Somalis in need of humanitarian aid due...
About 5.2 million Somalis including three million children are in need of humanitarian assistance due to the triple threat of floods, locusts and COVID-19,...
Puntland oo Muqdisho u qaadday Askar ay waxyeelo kasoo gaartay cunto...
Talaado, Luulyo 21, 2020 (RBB NEWS) - Puntland ayaa maanta Muqdisho xaalad caafimaad awgeed ugu qaaday 4 askari oo ay waxyeelo kasoo gaartay cunto...
Xildhibaan mahad salaad oo beeniyay warka kasoo baxay wasaaradda Caafimaadka.
Khamiis, RBB News - Xildhibaan mahad salaad oo ka hadlay warkan kasoo baxay Wasaaradda Caafumaadka Soomaaliya ayaa sheegay in uu la hadlay shaqsiga wasaaraddu...
Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay kiiskii labaad ee Caronavirus
Khamiis, RBB News - Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inuu jiro Kiiska qof labaad oo qaba cudurka Corona Virus Magaalada Muqdisho ,kaasi...
Calaamadaha lagu garto coronavirus
Isniin, RBB News:- Cudurka Corona wuxuu ku dhacaa sambabada, qofka 'qufac qallalan' ayu isku arkayaa iyo in qofka ay ku adkaato neefsashada.
Qufaca ayaa ah...
Taliyihii ciidamada ilaalada kacaanka Iran oo u geeriyooday cudurka coranavirus
Sabti, Maarso, 14, 2020 (RBB NEWS) - General Nasser Shabani, oo ahaa taliyihii ciidamada ilaalada kacaanka Iran ayaa u geeriyooday cudurka coronavirus, ama COVID-19,...