Dhageyso:- Fallaanqeyn Maxaa Laga Filan Karaa Qeybta Labaad Ee Cayaarta.

Khamiis RBB News:- Qaar Kamid Ah Dhalinyarad Ku Dhaqan Gudaha Dalka iyo Dibadiisa ayaa saadaalin kasameeyay qeybta Labaad Ee Cayaarta Finalka E Udhaxeysa Dagmooyinka...

Dhageyso:- Fallaanqeyn Iyo Saadaalin Kusaabsan Kulanka Finalka Ee Caawa.

Caawa Waxaa Jiro Kulankii ugu dambeeyay ee tartanka Finalka degmooyinka Gobolka Banadir Waxaana Isugu soo haray Degmooyina Waabari Iyo Dharkenleey. Dad badan oo uu Kujiro...

Toos u daawo Kulanka Finalka Ee Waabari Iyo Dharkeenley.

Toos U Daawo Cayaarta Finalka ah Ee Udhaxeysa Degmooyinka Waabari Iyo Dharkeenley https://www.facebook.com/sntvnews/videos/763004827506087/

Chelsea Vs Crystal Palace: Blues Oo Isha Ku Haysa Rikoodh Ay...

Sabti, RBB Sports–Kooxda chelsea ayaa marti galin doonta kooxda Crystal Palace kulan ka tirsan todobaadkii 12-aad ee horyaalka premier League kulan ka dhici doona...

Leicester City Vs Arsenal: Mustaqbalka Unia Emery Oo Khatar Ku Jira

Sabti, RBB Sports–Kooxda Arsenal ayaa marti u noqon doonta kooxda wacdaraha dhigaysa ee Leicester City kulan ka dhici doona garoonka King Power Staduim kana...

Hordhac: Eibar Vs Real Madrid: Los Blancos Oo Ku Dhibaatoota Kooxaha...

Sabti, RBB Sports–Kooxda Real Madrid ayaa marti u noqon doonta kooxda Eibar kulan ka tirsan todobaadkii 13-aad ee horyaalka La Liga kulan ka dhici...

Barcelona vs Celta Vigo: Xaqiiqooyinka Kulankaan Muhiimka U Ah Barcelona

Sabti, RBB Sports–Kooxda Barcelona ayaa marti galin doonta kooxda Celta Vigo kulan ka tirsan horyaalka La Liga kana dhici doona garoonka Camp Nou kulan...

Afarta Sare Oo Aan Isbadalin, Somalia Oo Hal Darajo Dhaqaaqday &...

Sabti RBB Sports:-Hay’adda ugu sarreysa kubadda cagta FIFA ayaa soo saartay qiimeynta bilaha ee xulalka kubadda cagta dhanka ragga, balse isbadal kuma imaanin afarta...

Maxaa ka cusub suuqa kala iibsiga xidigaha qaarada Yurub

Sabti RBB Sports:-Waa Maalin sabti waxaan mowduucan ku eegi doona waxyaabaha xiligan ka cusub suuqa kala wareega ciyaartooyda qaarada yurub. Hadba waxaybaaha kasoo kordha Ciyaaraha...

Hordhac: Man City Vs Aston Villa: City Oo Rikoodh Fiican Ku...

Sabti RBB Sports:-Kooxda Man City ayaa marti galin doonta kooxda Aston Villa kulan ka tirsan todobadkii 10-aad ee horyaalka premier League kulan ka dhici...

Latest article

DHAGEYSO :- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Axad RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Maxamed Cumar & Iqra Yuusuf Farsamadii:- Fadumo Qaran HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

DHAGEYSO:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Axad RBB News:- Barnaamijka Cayaaraha Duhurkan Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya:- Zadaam Yuusuf  Maxamuud, Farsamadii:- Fadumo Qaran  HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Dad ku dhintay Dhulgariir Kudhuftay Turkiga.

Axad RBB News:- Ugu yaraan todobo qof ayaa ku dhintey shan kalena waa ay dhaawacmeen markii uu dhulgariir ku dhuftay dalka Turkiga gaar ahaan...