US to supply 100 light combat technicals to Somali army

MOGADISHU (RBB NEWS) - The United States is set to deliver light combat vehicles to Somali National Army to bolster its war against Al-Shabaab in...

Family seeks answers over 20 year raped and thrown from high...

MOGADISHU (RBB NEWS) - A 20 year old woman who was allegedly gang-raped and thrown to death from a high rise building in Mogadishu has...

Doha: Wadahadal nabadeed oo u furmay Taliban iyo dowladda Afghanistan

Dhinacyada ku dagaallamaya dalka Afghanistan ayaa maanta wadahadallo nabadeed oo taarikhi ah ay uga furmeen magaalada Doha ee caasimadda dalka Qatar, si ay u...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO U MAGACAABAY CABDINUUR MAXAMED KUXIGEENKA AGAASIMAHA GUUD EE...

Muqdisho, Sibteembar, 10, 2020: (RBB NEWS) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu Mudane Cabdinuur...

“Waxaa nalagu xantaa inaan u dhownahay dowladda laakiin waan ku faaneynaa”

Madaxda saddexda maamul goboleed ee kala ah Koonfur-Galbeed, Hir-shabeell iyo Gal-Mudug ayaa shir wadatashi ah ku yeeshay magaalada Baydhabo, ka hor inta aysan usii...

Madaafiic caawa Ku Soo Dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho

Muqdisho (RBB NEWS) – Tiro madaafiic ah oo loo malaynayo inay yihiin hoobiyeyaal ayaa caawa lagu garaacay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Madaafiicdan oo...

Cudurka coronavirus: Maxay tahay dhirta artemisia ee “lagu daweeyo” Fayraska Covid-19?

Bishii April ee sannadkan, dalka Madagascar ayaa soo jiitay indhaha caalamka ka dib markii uu shaaciyay in dhir maxalli ah uu kula tacaali doono...

Warbixin: Ololaha doorashada Mareykanka

Ololaha doorashada Maraykanka ayaa si xawli ah ku socda, iyada oo ku dhawaad laba bil oo kaliya ay ka dhimantahay codbixinta. Madaxweyne Trump iyo musharaxa...

Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay magaalada Balcad

Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa dib u qabsaday magaalada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo ay qaybo ka mid ah saaka soo galeen maleeshiyada ururka...

Mareykanka oo xaqiijiyay inay duqeyn ku dileen sarkaal Shabaab ah

Dawladda Maraykanka ayaa xaqiijisay in duqaynta dhacday 25-kii Ogosto lagu dilay Cabdulqaadir Kumaandoos oo ka tirsanaa saraakiisha sarsare ee ururka Al-Shabaab. Maraykanku waxa uu sheegay...

Latest article

Police nab four suspects in rape and murder of teenager

Wednesday September 16, 2020 (RBB NEWS) - MOGADISHU" A 24-year-old man suspected to have been involved in the rape and murder of a 19-year-old woman in...

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya oo wasakh ku tilmaamay sharciga Galmada

Isniin, September 14, 2020 (RBB NEWS) -Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya, Cabdiweli Ibraahim Muudeey ayaa wasakh ku tilmaamay sharciga galmada ee horyaala...

Baarlamanka Soomaaliya oo ka doodaya kiiska dilkii Xamdi Maxamed Faarax

Isniin, September 14, 2020 (RBB NEWS) - Guddoonka Baarlamanka aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa loo gudbiyay soo jeedin ku saabsan in mudanayaasha Golaha ay...