DHAGEYSO:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Jimco RBB News:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye Zaadaam Yuusuf Socdaal, Farsamadu Waa Maxamed Cumar Maxamud.   HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

Dhageyso:- Fallaanqeyn Maxaa Laga Filan Karaa Qeybta Labaad Ee Cayaarta.

Khamiis RBB News:- Qaar Kamid Ah Dhalinyarad Ku Dhaqan Gudaha Dalka iyo Dibadiisa ayaa saadaalin kasameeyay qeybta Labaad Ee Cayaarta Finalka E Udhaxeysa Dagmooyinka Waabari Iyo Dharkeenleey Sido Kale Qaar Kamid Ah Wariyayaasha ka howlgala...

Dhageyso:- Fallaanqeyn Iyo Saadaalin Kusaabsan Kulanka Finalka Ee Caawa.

Caawa Waxaa Jiro Kulankii ugu dambeeyay ee tartanka Finalka degmooyinka Gobolka Banadir Waxaana Isugu soo haray Degmooyina Waabari Iyo Dharkenleey. Dad badan oo uu Kujiro Fanaanka Caanka Ah Liil Baliil Ayaa Saadaalin Kabixiyay Kulankan.   HALKAN KA...

Toos u daawo Kulanka Finalka Ee Waabari Iyo Dharkeenley.

Toos U Daawo Cayaarta Finalka ah Ee Udhaxeysa Degmooyinka Waabari Iyo Dharkeenley https://www.facebook.com/sntvnews/videos/763004827506087/

MADAXWEYNE FARMAAJO OO NAYROOBI KULAN KULA YEESHAY GANACSATADA SOOMAALIYEED EE KENYA

Nofeembar 13, 2019 (RBB NEWS) - Nayroobi, : Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo magaalada Nayroobi kula kulmay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya ayaa ku bogaadiyay dareenka waddaniyeed ee...

Turkish, Qatari ambassadors visit Beletweyne, pledge more support “HDVideo

Saturday November 9, 2019 (RBB NEWS) - BELEDWEYNE  "Turkish and Qatari ambassadors arrived at the floods ravaged town of Beletweyne Saturday where they pledged support to alleviate suffering as the floods continue to push many...

Chelsea Vs Crystal Palace: Blues Oo Isha Ku Haysa Rikoodh Ay London Derbies Horay...

Sabti, RBB Sports–Kooxda chelsea ayaa marti galin doonta kooxda Crystal Palace kulan ka tirsan todobaadkii 12-aad ee horyaalka premier League kulan ka dhici doona Stamford Bridge. Blues ayaa kulanka soo galaysa in ay sii wado...

Leicester City Vs Arsenal: Mustaqbalka Unia Emery Oo Khatar Ku Jira

Sabti, RBB Sports–Kooxda Arsenal ayaa marti u noqon doonta kooxda wacdaraha dhigaysa ee Leicester City kulan ka dhici doona garoonka King Power Staduim kana tirsan todobaadkii 12-aad ee horyaalka premier League. Arsenal oo uu xaalku...

Hordhac: Eibar Vs Real Madrid: Los Blancos Oo Ku Dhibaatoota Kooxaha Reer Basques Horyaalka

Sabti, RBB Sports–Kooxda Real Madrid ayaa marti u noqon doonta kooxda Eibar kulan ka tirsan todobaadkii 13-aad ee horyaalka La Liga kulan ka dhici doona garoonka Manicipal del Ipurua Staduim. Kooxda Real Madrid ayaa kulanka...

Latest article

DHAGEYSO:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Isliin RBB News:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- Xasan Nasiib Maxamed Xuseen  Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-

DHAGEYSO:- Barnaamijka Saakay Iyo RBB 103.4MHZ.

Isliin RBB News:-  Barnaamijka Waxaa idiin soo jeedinaya:-C/qaadir Cismaan Indhooy Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-

Dhageyso:- Xalqadii 18aad Musasalka Gumaad Iyo Guul Jeceyl Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Musasalka:- Gumaad Iyo Guul Jeceyl Waxaan Idiin Jili Doona Qaar ka mida Shaqaalaha Warbahinta RBB. Waa Fikradii:- Xasan Nasiib Maxamed  Isku Dabaridkii:- Faadumo Cusmaan Guuleed {Fadumo...