Soomaaligii ugu horreeyey oo ka mid noqday Senate-ka Oregon
PORTLAND — Golaha Aqalka Senate ee gobolka Oregon ee dalkan Mareykanka waxaa markii ugu horeysay taariikhda waxaa loo dhaariyey inuu xubin ka noqdo nin Soomaali...
Beesha caalamka oo war kasoo saartay muranka doorashada Soomaaliya
MUQDISHO — Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka ayaa qoraal ay soo saareen caawa waxay ku sheegeen inay aad uga uga walaacsan yihiin is-mari-waaga ka taagan hirgelinta...
21-year-old woman arrested, charged in violent Minneapolis assault of older Somali...
Saturday January 9, 2021 "By Tommy Wiita "A 21-year-old woman has been taken into custody in connection to a violent assault that happened in...
Ethiopia army says 4 key members of Tigray party killed
Saturday January 9, 2021 "The Ethiopian army says it has killed four senior members of the Tigray region's ruling party targeted in a military...
Pelosi: Trump waa inuu Is-casilaa haddii kale…
WASHINGTON, D.C — Afhayeenka Aqalka Wakiillada Mareykanka, Nency Pelosi, ayaa sheegtay, in ay xilka qaadi doonaan madaxweyne Trump haddii uusan is casilin.
Aqalka Wakiillada oo ay...
Trump oo laga xiray bartiisii Twitter-ka
WASHINGTON, D.C — Shirkadda Twitter ayaa Jimcihi ku dhawaaqday in ay si joogta ah u xannibtay cinwaanka uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ku lahaa bartooda...
Rioters breached US Capitol security on Wednesday. This was the police...
(CNN) - As hundreds of supporters of President Donald Trump stormed the US Capitol, breaking windows and wreaking havoc, politicians and activists were among the many who drew comparisons...
Sidee madaxda caalamka uga fal-celiyeen qabsashadii xarunta Congress-ka?
WASHINGTON — Kumannaan ka mid ah taageerayaasha madaxweynaha xilka kasii degaya ee Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadi shalay xoog ku galay, muddo saacado ahna ku...
Congress-ka Mareykanka oo ansixiyey guusha Joe Biden
WASHINGTON — Congress-ka Mareykanka ayaa si rasmi ah u xaqiijiyey guushii uu Joe Biden ka gaaray doorashadii madaxweyne ee dhacday bishii November, saacado kadib markii...
Taageerayaasha Trump oo muddo kooban qabsaday xarunta Congress-ka
WASHINGTON, D.C — Kumannaan ka mid ah taageerayaasha madaxweyne Donald Trump ayaa Arbacadi shalay xoog ku galay oo muddo saacada ahna heystay, xarunta Koongareeska Mareykanka...