Madaxweynaha Puntland oo furay Imtixaanka Shahaadiga ee Ardayda Puntland u fariisteen...
Sabti, 18 May 2019 (RBB News) –Madaxweynaha Puntland Siciid C/alaahi Deni ayaa si rasmi Caasimadda Puntland uga daah furay imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland...
Dhageyso:-Axmed Madoobe iyo Deni oo Kismaayo kula hadlay warbaahinta
Khamiis RBB News:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdillahi Dani...
DHAGEYSO:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.
Isliin RBB News:- Warka Subaxnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinaya:- C/Rashiid Ibraahim Cali {Rashka}
Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye}
HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-
Dhageeyso: Warka Subax ee Radio Banadir 103.4 mhz 31/5/2019
Jimco, 31 May 2019 (RBB News) - Warka Subax waxa soo jeedinayo Cali Somali, Farsamadu waa Ismaciil Wadani
Halkaan ka dhageeyso warka:
Rag caruur ka afduubtay Magaalada Boosaaso oo gacanta lagu dhigay
Arbaco RBB News:- Ciidamada ammaanka ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta gacanta ku dhigay nin illaa saddex caruur ah ka afduubtay gudaha magaalada Boosaaso ee...
Duqeyn Lagu Dilay Horjoogr katirsan Alshabaab Oo Laga Fuliyay Jubadda Hoose.
Axad RBB News:- Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Milatariga Mareynkanka iyo Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka ayaa shalay gelinkii dambe waxay duqeyn xagga cirka ah...
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo La Kulmay Madaxweyne Paul Kagame
Kigali, June 25, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gebagebeeyay booqasho hal maalin...
Go’aanka aan qaadanay kuma xirna arinta Wariyaha la la’yahay ( Wasiir...
Talaado, October, 16, 2018 (RBB NEWS)- Wasiirka arrimaha dibedda dowladda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay go’aanka dowladda Soomaaliya...
Somali TV cameraman killed in Mogadishu
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in the strongest terms possible the murder of a Somali Journalist in Mogadishu on Thursday 26...
DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.
Jimco RBB News:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Xasan Nasiib Maxamed, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani.
HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-