Dowladda FS oo soo dhaweysay Shirka Caalamiga ah oo markii ugu horeysay ka furmaya Muqdisho

0
939

Talaado RBB News:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay shirka caalamiga ah ee iskaashiga Soomaaliya,kaasi oo markiisi ugu horeysay lagu qabanayo magaalada Muqdisho,iyadoo horey loogu qaban jiray dalalka Yurub.

Akhriso: Warsaxaafadeed.