Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay askar lagu eedeeyey fal kufsi ah

0
2287

Khamiis, RBB News – War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Difaaca Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay eedeymo la xiriira fal kufsi ah oo askar lagu soo eedeeyey.