Duqa Muqdisho oo la kulmay Duqa Garowe

1435
40537
Muqdisho(RBB):–Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kulan la qaatay Duqa Caasimadda Puntland ee Garowe Mudane Axmed Deeq Maxamed waxayna ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada dhinac iyo isku xirka magaallooyinka.
Mudane Yarisow ayaa ku soo dhaweeyey Caasimadda dalka, waxuna hoosta ka xariiqay in Muqdisho ay tahay xaruntii Midnimada iyo Wadajirka Ummadda Soomaaliyeed, sidaas darteedna ay muhiim tahay in la adkeeyo cilaaqaadka kala dhaxeeyo Maamullada iyo degmooyinka dalka. Maadaana ay Muqdisho tahay hooyadii dalka.
Sidoo kale, waxuu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ku ammaanay Duqa Garowe sida ay uga go’an tahay isku xirka iyo wada shaqeynta.
Duqa Caasimadda Maamul Gobolleedka Puntland Mudane Axmed Deeq Maxamed wuxuu uga mahadceliyey Duqa Muqdisho soo dhaweynta loo sameeyey iyo adeegyada
Muhiimka ah ee loo hayo shacabka Caasimadda dalka ee Muqdisho.

1435 COMMENTS

  1. Nice post. I used to be checking continuously this blog and I am impressed! Extremely useful info specifically the closing phase 🙂 I deal with such info a lot. I used to be looking for this particular info for a very lengthy time. Thank you and best of luck. |

  2. A powerful share, I just given this onto a colleague who was doing a bit analysis on this. And he the truth is bought me breakfast because I discovered it for him.. smile. So let me reword that: Thnx for the treat! But yeah Thnkx for spending the time to discuss this, I feel strongly about it and love reading more on this topic. If potential, as you change into expertise, would you thoughts updating your weblog with extra details? It’s highly useful for me. Huge thumb up for this blog submit!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here