Faah faahino kasoo baxayo weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

1817
45420

Khamiis 24 Janaayo 2019 (RBB News) – Koox hubeysay ayaa xalay rasaas ku furay ragg tahriibayaal ah oo kasoo jeedo dalka Ethopia kuwaa oo kusugnaa magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari waxaana ay doonayeen in ay kastahriibaan magaalada Boosaaso

Hal qof ayaa ku dhintay dad kalana waa ay ku dhaawacmeen rasaastaasi
Qofka dhintay iyo kuwa kal ee dhaawacmay ayaa kamid ahaa Raggii tahriibayaasha ahaa waxaa ay kusii jeedee Dalka Yaman.
Ciidamada amaanka ayaa isla markiiba goobta soo gaaray waxana ay sameeyeen baaritaano laxiriirta dhacdadaasi balse majiraan dad ay usoo qabteen