Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay Diyaar Garoowgii ugu dambeeyay ee Doorashada

1763
35626

Guddiga Doorashooyinka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wada dadaaladii ugu dambeeyay ee ku aadan Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka kaas oo goor dhow ka bilaaban doonta xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku sugan xarunta Golaha Shacabka, waxaana socda diyaar Garowgii ugu dambeeyay.

Doorashadaan waxaa goobjoog ka ah Guddoomiyaha Maxakadama Sare Ibaarhim Iidle Sameebaan, Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi, iyo xubno ka socda Guddiga Doorashooyinka madaxa banaan ee Qaranka.

C/Fataax Qaasim Maxamuud oo ka mid ah Guddiga Doorashooyinka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo goor dhow la hadlay Idaacada Kulmiye ayaa faafaahin ka bixiyay halka ay wax u marayaan iyo sida ay wax u dhici doonaan, wuxuuna tilmaamay in qorshuhu uu yahay sidii ay ugu tala galeyn.

Lasoco wixii ka soo kordha Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo goor dhow ka bilaaban doonta Xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho.

1763 COMMENTS

  1. Patek Philippe

    […]that will be the finish of this write-up. Right here you’ll discover some websites that we assume you will value, just click the hyperlinks over[…]

  2. Bitcoin Mining Rig

    […]although internet sites we backlink to beneath are considerably not associated to ours, we really feel they are actually really worth a go by way of, so have a look[…]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here