Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya Oo Gaaray Singapore Iyo Trump Oo Ku Wajahan

2595
79430

Diyaarad Khaas oo uu la socday Hoggaamiyaha dalkaasi, Kim Jong Un oo ka soo ambabaxday Caasimadda dalkiisa ee Pyongyang ayaa la sheegay inay ka so odegatay Garoonka Calaamiga ee Singapore.

Wakaalladda Wararka Koonfurta Kuurya ee YONHAP ayaa soo werisay inay Diyaarado kale oo Xamuul oo Kim Jong Un ku wehliyey socdaalkii uu dhawaan ku tegay dalka Shiinaha ayaa iyagana la sheegay inay ku soo wajahan yihiin Singapore.

Kim Jong Un waxa uu la socday Diyaaradiisa Khaaska oo nooceedu yahay Ilyushin-62M jet, taasi oo la sheegay inay ku soo hakatay magaallo ku taalla Shiinaha oo ay shidaal ka soo qaadatay, ka hor intaysan u duulin dalka Singapore.

Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya waxa la filayaa inuu goor dambe oo maanta ah inuu la kulmo Ra’isul-wasaaraha Singapore, Lee Hsien Loong, sida lagu sheegay hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Singapore.

2595 COMMENTS

  1. beretta apx compact for sale

    […]Wonderful story, reckoned we could combine a few unrelated information, nonetheless truly really worth taking a search, whoa did a single discover about Mid East has got far more problerms also […]

  2. ROVE CARTS

    […]we like to honor quite a few other world wide web websites around the web, even if they aren’t linked to us, by linking to them. Underneath are some webpages really worth checking out[…]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here