Mall-Lal Iyo Hoteelo Caan Ah Oo Ka Mid Noqonaya Goobaha Uu Amray In La Baabi’iyo Duqa Muqisho

923
7928

Go’aankii shalay ka soo baxay guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan(Yariisow) ee ahaa in la baabi’iyey heshiisyadii lagu bixiyey Jardiinooyinka iyo beeraha ku yaalla gobolka Banaadir ayaa waxa ay saameyn doontaa Mall-lal iyo Hoteelo Caan ah.

1:- Hotel Afrik oo ku yaala KM4 waa hotel Caan ah,waxaana sarkaal ka tirsan waaxda dhulka uu Dalsan u sheegay inuu ahaan jiray Jardiin lagu nasto hotelka,isla markaana uu ka mid ah yahay hotelada waaweyn ee Muqdisho laguna maalgaliyey lacag Malaayiin Dollar ah.

2:- Mall-ka Sanca waxaa ka dhisan  Suuq Weyn oo ka kooban Guri  5 dabaq ah,maqaayado iyo parking waxaana sidoo kale isna lagu maalgaliyey malaayiin doolar Iyada oo si gaar ah ay uga faa”iidaystaan dad Ganacsata ah.

3:- Afarta Darjiino oo ka mid ah isgoysyada ugu Waaweyn ee uga Caansan Muqdisho,ayaa waxa uu ahaa Darjiino lagu nasto,waxana dadka ay ku sugi jireyn gaadiidka dadweynaha,balse hadda waxaa ka dhisan Maqaayad Weyn  Hotel iyo Xarun xawaaladeed,waxaana si guud la isku yiraahdaa  Qaran.

4:-Xaafada Afasiyooni waxaa ku yaalla  dhul Danguud oo ay ka mid yihiin Darjiino laga kireeyey Ganacsato,goobaha Ganacsi ee ku yaalla waxaa ka mid ah Kaalin Shidaal oo Weyn iyo Bakhaaro lagu xareeyo Qalabka dhismaha,kuwaas oo ku yaalla dhabarka dambe Suuqa Beerta ee degmada Waaberi.

5:- Isgoyska Bakaaraha waxaa ku yaalla Jardiin lagu nasan jiray hadana waxaa loo bedelay Kaalin shidaal iyo Maqaaxi Cofee laga cabo

HADABA SIDEE LOO SIIYEY LOOGANA IIBIYEY?

Dhammaan Goobaha Ganacsi ee aan kasoo hadalnay waxaa bixiyey Maamuladii ugu dambeeyey ee dalka soo maray,waxana Ganacsatada kireysatay loola macaamilay siyaabo kala duwan,iyada oo Ganacsatada  qaarkood laga qaaday lacag dhan lacag Boqolaal Kun oo Dollar ah iyo in laga ceshan karo dhulka hadii ay u baahato dowladdu.

Ka sokow amarka ka soo baxay guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa hadana illo muhiim ah waxa ay Radio Dalsan u sheegeen in ay jiraan wadahadalo u socda Ganacsaatda iyo Maamulka gobolka Banaadir si go’aanka wax looga bedelo.

Gaba gabadii waxaa la wada sugayaa mudada 30-ka  cisho ah ee ku eg amarka ka soo baxay Maamulka gobolka Banaadir.

923 COMMENTS

  1. Unquestionably believe that which you said. Your favorite reason seemed to be on the
    web the easiest thing to be aware of. I say to you, I certainly get irked while people think about worries
    that they just don’t know about. You managed to hit the nail upon the top and also defined out
    the whole thing without having side effect , people could take a signal.

    Will likely be back to get more. Thanks

  2. After exploring a few of the articles on your site, I really like your way of writing a blog. I saved it to my bookmark website list and will be checking back in the near future. Please check out my web site too and let me know what you think.|

  3. Thaat meams there’s a suitable mathematical playing strdategy foor video on line poker.
    Customer suppokrt is open 24 hours a day 7 days a week.
    Jacks, queens andd kings all have a worth of a
    number of.

  4. Do you have a spam problem on this website; I also am a blogger, and
    I was curious about your situation; we have created some nice methods and we are looking
    to swap techniques with other folks, please shoot me an e-mail
    if interested.

  5. This is very interesting, You’re a very skilled
    blogger. I have joined your rss feed and look forward to seeking more of your wonderful post.

    Also, I have shared your website in my social networks!

  6. Thanks for every other excellent post. The place else could anyone get that type of information in such an ideal method of writing? I’ve a presentation next week, and I am on the search for such info.|

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here