Minneapolis: Barakacayaal hooy ka dhigtay goobaha lagu nasto ee dadweynaha

0
860

Shuraako Featured on VOA Somali

Xilliyadan dambe waxaa magaalada Minneapolis ku soo badanayay dadka barakacayaasha ah ee hoy ka dhiganaya beeraha lagu nasto iyo garoomada ciyaaraha ee xaafadaha magaalada.

Haddaba waxa arrintan keenay ayaa wariyaha VOA ee gobolka Minnisota, Maxamuud Mascadde, uu ka wareystay Abdulqaadir Xasan oo loo yaqaano AK oo ka mid ah guddiga maamulaha beeraha lagu nasto ee magaaladaas.