Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Sagootiyay Amb. David Concar

3582
100363

Talaado 05 Feebaraayo 2019(RBB News) – Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay safiirkii Ingiriiska ee Soomaaliya, David Concar oo dhamaystay xilli howleedkiisii Soomaaliya.

Safiirka xilli hawleedkiisu dhammaaday ee Ingiriiska u qaabishanaa Soomaaliya, David Concar, ayaa Ra’iisul Wasaare Khayre iyo guud ahaan madaxda dalka uga mahadceliyay hannaanka wanaagsan ee ay ula shaqeeyeen intii uu ahaa safiirka iyo sida sharafta badan ee loo sagootiyay.

“Waxa aan kulan sagootin ah maanta Muqdisho ugu sameeyey danjire David Concar oo dhamaystay xilligii shaqo ee dalkeenna.”, ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.

Ra’iisul wasaare Xasan Cali khayre oo safiirka uga mahadceliyay shaqadii wanaagsanayd ee dawladda Soomaaliya uu la qabtay xilligii uu dalka ka shaqaynayay, ayaa guddoonsiiyay haddiyado guddoonsiiyay safiir David Concar.

Dhanka kale, Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ethiopia ee Soomaaliya, jamaamulidiin Mustafa Cumar iyo Safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya, Olgan Bakar.

3582 COMMENTS

  1. prostate toys

    […]Wonderful story, reckoned we could combine several unrelated data, nevertheless definitely worth taking a look, whoa did 1 learn about Mid East has got more problerms at the same time […]

  2. adam and eve dildo

    […]we prefer to honor numerous other web websites around the net, even though they aren’t linked to us, by linking to them. Underneath are some webpages worth checking out[…]

  3. real skin dildo

    […]although web-sites we backlink to below are considerably not related to ours, we really feel they’re in fact worth a go as a result of, so possess a look[…]

  4. سکس پسر

    […]we like to honor lots of other net internet sites around the net, even when they aren’t linked to us, by linking to them. Below are some webpages worth checking out[…]

  5. streamcomplet

    […]although internet websites we backlink to beneath are considerably not associated to ours, we feel they may be essentially really worth a go through, so possess a look[…]

  6. male stroker

    […]Wonderful story, reckoned we could combine some unrelated data, nevertheless really really worth taking a appear, whoa did one particular understand about Mid East has got more problerms at the same time […]

  7. 1xbit review

    […]we like to honor numerous other world wide web sites on the web, even when they aren’t linked to us, by linking to them. Under are some webpages really worth checking out[…]

  8. shantiniketan school theni

    […]Wonderful story, reckoned we could combine several unrelated information, nevertheless really really worth taking a search, whoa did a single find out about Mid East has got extra problerms also […]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here