Qof goor dhow lagu dilay Muqdisho

1380
19381

Darawalka Mooto Bajaajka ayaa waxaa goordhow lagu dilay Agagaarka Xarunta  degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir,waxana la sheegay in uu dilka ka dambeeyey Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in dilka ka hor Askariga oo ka tirsan ciidamada Minaashiibiyada iyo Darawalka mooto Bajaajta ay wada murmeen taas oo keentay in askarigii uu rasaas ku furo Darawalka,waxana dhaawac soo gaaray uu ugu geeriyooday mid ka mid ah isbitaalada Muqdisho.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa goobta soo gaarey,kuwaas oo baadi goob u galay askarigii falkaasi ka dambeeyey walow uu durba goobta ka baxsaday.

Maamulka degmada Waaberi weli kama hadlin dhacdadaas Askari ka tirsan Ciidamada Minashiibiyada ah uu ku dilay darawalka mooto Bajaajta.

 

1380 COMMENTS

  1. Excellent beat ! I would like to apprentice while you amend your web site, how can i subscribe for a blog web site? The account helped me a appropriate deal. I had been a little bit acquainted of this your broadcast provided brilliant transparent concept|

  2. Wonderful blog you have here but I was curious about if you knew of any discussion boards that cover the
    same topics talked about in this article? I’d really love to be a part of community where I can get opinions from other knowledgeable people that share the same interest.

    If you have any suggestions, please let me know.
    Cheers!

  3. You actually make it seem really easy together with your presentation but I in finding this matter to be really one thing which I believe I might by no means understand. It seems too complicated and very vast for me. I’m looking forward for your next submit, I will try to get the hold of it!|

  4. Attractive part of content. I simply stumbled upon your site and in accession capital to say that I get actually enjoyed account your weblog posts. Any way I’ll be subscribing on your feeds and even I achievement you access persistently fast.|

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here