Safiirka cusub ee Soomaliya u fadhiya Dalka kuwait oo Lagu soo dhaweeyay dalkaasi+SAWIRO.

325
12269

Arbaco 30 Janaayo 2019(RBB News) – Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Kuwiat Danjire Cabdullahi Odawa ayaa garay caasimadda dalkaasi ee Kuwait City.

Danjire Danjire Cabdullahi Odawa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Caasimada ah ee Kuwait City.

Madax ka socotay  waasiirka arrimaha dibadda Wadanka kuwait Sheekh Khalid Alfarasi iyo mas’uuliyiin kaleoo ay kamid ahaayeen ahayeen 19 safiiro oo ka kala socday wadamada Africa Iyo Carabta.

Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee kuwait oo uu hor kacayay siihayaha safaaradda Abiib Muusa Faraax,aqoon yahano iyo qaar kamid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool dalkasi ayaa kamid ahaa soo dhaweynta danjiraha.

Danjire Cabdullahi Odawa  ayaa kulamo is xog wareysi ah la yeeshey madaxda dalkaasi Kuwait,iyo diblomaasiyiin kale,si loo dardargeliyo xoojinta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kuwait oo ay mas’uuliyadiisu tahay.

Sidoo kale wuxuu niyad wanaag iyo dhiirogelin u muujiyay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi kuonool,kuwaasi oo safiirka ka sugaya sidii ay u heli lahaayeen adeegyadii muwaadiniintu ay uga baahnaayeen safaaraddooda.

325 COMMENTS

  1. Aw, this was a very nice post. Finding the time and actual effort to generate a really good article?but what can I say?I put things off a whole lot and don’t seem to get nearly anything done.

  2. After checking out a few of the articles on your blog, I honestly like your technique of writing a blog. I saved it to my bookmark website list and will be checking back soon. Please visit my web site as well and let me know how you feel.

  3. I blog quite often and I truly appreciate your information. Your article has really peaked my interest. I’m going to take a note of your blog and keep checking for new information about once per week. I opted in for your RSS feed as well.

  4. Hi, I do believe this is a great website. I stumbledupon it 😉 I may come back once again since i have book marked it. Money and freedom is the greatest way to change, may you be rich and continue to help other people.

  5. I blog quite often and I seriously appreciate your information. This great article has truly peaked my interest. I will take a note of your website and keep checking for new information about once a week. I subscribed to your RSS feed as well.

  6. I blog frequently and I seriously thank you for your information. Your article has truly peaked my interest. I will take a note of your website and keep checking for new information about once per week. I subscribed to your RSS feed too.

  7. I truly love your website.. Very nice colors & theme. Did you make this amazing site yourself? Please reply back as I’m hoping to create my own blog and want to find out where you got this from or just what the theme is called. Cheers!

  8. biketw

    red bottom hat louboutin nike sb koston huarache white how to make a baby crochet hat for beginners yoga nike air max to acheter new air jordan 3 gs all black billig nike roshe trainers white billig

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here