Shirka looga hadlayo Badroolka Soomaaliya oo Maanta ka furmayo Dalka Ingiriiska

2878
26660

Khamiis 07 Feebarayo 2019 (RBB News) – Waxaa Maanta oo ay Taariikhdu tahay 7-da February lagu wadaa in Magaalada London ee Dalka Ingiriiska uu ka furmo shir looga hadlayo arrimaha Shidaalka Soomaaliya,kaasi oo ay hormuud ka tahay Dowladda Federaalka.

Wasaaradda Badroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la gaaray xilligi la ogaan lahaa macluumaadka Shidaalka Dalkeenna ku jira, si looga faa’iideeyo Bulshada Soomaaliyeed.

Xubno kasocda Maamul Goboleedyada Dalka oo London gaarayay ayaa shirjaraa’id oo ay ku qabteen halkaasi waxay ku sheegeen in ay soo dhoweynayaan in Soomaaliya ay ka faa’iideysato kheyraadkeeda, maaddaama uu Dalku soo maray marxalado kala duwan, haatanna la gaaray xilligii laysku tashan lahaa.

Wakiillada Dowlad Goboleedyada ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in uu weji kale leeyahay Shirka London, waxanay Dadka Soomaaliyeed u sheegeen in ay ujeeddadu tahay in la shaaciyo xogtii hadda ka hor laga soo uruuriyay Keydka Shidaalka Soomaaliya Bad iyo Berriba.

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa war ay kal hore ka soo saartay arrintan ku sheegtay in uusan jirin Shidaal Soomaaliyeed oo la xaraashayo, wasaaradduna ay gudaneyso waajibaadkeeda si ay Ummadda Soomaaliyeed ugu faa’ideyso si sax ah kheyraadka Ilaahay ku manneystay.

2878 COMMENTS

  1. I’m really impressed with your writing skills as well as with the layout on your weblog. Is this a paid theme or did you customize it yourself? Either way keep up the nice quality writing, it’s rare to see a great blog like this one these days.|

  2. Good post. I learn something new and challenging on websites I stumbleupon everyday.
    It’s always useful to read content from other authors and
    use something from their websites.

  3. Hi there would you mind letting me know which web host you’re utilizing?
    I’ve loaded your blog in 3 completely different web browsers
    and I must say this blog loads a lot faster then most.
    Can you suggest a good internet hosting provider at a honest price?
    Thank you, I appreciate it!

  4. Hi, i believe that i saw you visited my blog thus i came to ?go
    back the desire?.I’m trying to find issues to enhance my site!I assume its ok to make use of a
    few of your concepts!!

  5. I was suggested this website by means of my cousin. I am now not certain whether this post is written by means of him as no one else recognize such precise about my trouble. You’re wonderful! Thank you!|

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here