Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa maanta tababar ku saabsan Isgaarsiinta Ciidanka”HDVideo

0
444
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa maanta tababar ku saabsan Isgaarsiinta Ciidanka u xiray Xubna ka tirsan Ciidanka oo ka howlgala Hoggaanka Isgaarsiinta Boliiska.
Taliyaha Hoggaanka Isgaarsiinta, oo soo qabanqaabiyay. “Isla markaana, waday dadaalo dib loogu dhisayo Hoggaanka ayaa ka warbixiyay xubna iyo xirfada lagu qalabeeyay.
Tababarkan oo socday 45 maalmood waxaa lagu bartey VHF Motorola IP site connect communication system waxasna laga faa,day in la bartey habka uu u shaqeeyo system kaan.
Tababarka Iskaarsiinta Ciidanka. Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa gaaray isku filnaanshiyo inuu isgaarsiintiisa u isticmaalo dalka oo dhan min Gobol ilaa tuulo.