Wasiir Beyle oo Tababar u Furay 200-Askar oo loo barayo Shuruucda Canshuuraha

1401
10487

Talaado 06 Feebaraayo 2019 (RBB News) – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo uu wehliyo Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Mudane  Cabdulahi Sheekh Cali Qaloocoow ayaa maanta Tababar u furay 200 askar booliis ah oo la barayo shuruucda canshuuraha, habka loo qaado iyo sida ay u ilaaliyaan

Taliyaha Hogaanka Canshuuraha Jeneraal Cabdulaahi Xasan Bariise Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed  ayaa kula dardaarmay ciidanka inay qaataan masuuliyada weyn ee la saaray oo ah ilaalinta lacagaha ka soo xerooda canshuuraha.

Sareeye Guuto Sakiya Xuseen Axmed Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska ayaa sheegtay in Talisku waqti badan galiyeen xulida ciidankan.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa balan qaaday in Wasaaradda Maaliyada ay ku dadaalayso dhameystirka waxyaabaha muhiimka u ah waajib gudashada Ciidanka ilaalada canshuuraha oo ay ku jirto dhismaha xarunta dhexe ee laanta iyo tababarada ciidanka.

 

1401 COMMENTS

  1. افلام نيك

    […]Wonderful story, reckoned we could combine a few unrelated data, nevertheless really worth taking a appear, whoa did 1 master about Mid East has got a lot more problerms as well […]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here