Xasan Sheekh:”Dowlada Waa Inay Dalka Ku Hogaamisaa Doorasho 2020 Haddii Kale Waxaa Dhacaya…..

1529
54904

Talaado, October, 16, 2018 (RBB NEWS) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dowlada federalka Soomaaliya inay ku hogaamiso wadanka doorashada qof iyo codka ah sanadka 2020ka isagoo ka digey haddii aysan taasi dhicin in dalka uu galayo buuq iyo qeylo.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo wareysi siiyay isagoo ku sugan magaalada London mid ka mid ah baraha bulshada ee siyaasada loogaga hadlo ayaa ka hadlay dhinacyo badan oo siyaasada dalka Soomaaliya gaar ahaan rajada laga qabo in doorasho qof iyo cod ah ay ka dhacdo dalka Soomaaliya sanadka 2020.

“Dowlada haddii aysan ku hogaamin dalka doorasho qof iyo cod ah sanadka 2020ka waxaa ku imanaya dalka culeys,waxaan ka sugeynaa dowlada in ay hogaamiso,qaabeyso oo fududeyso doodahaas weliba si deg-deg ah haddii aysan fududeyn qeylo iyo buuq ayaa ku imanaya dalka.”ayuu yiri Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee  dalka Soomaaliya.

Mar wax laga weydiiyay sida uu u arko in dowladu yeelato mucaarad ayuu yiri Xildhibaan Xasan Sheekh; “Mucaaradka maslaxad weyn ayaa ugu jirta dowladnimada waayo waa muraayad ay isku aragto dowlada inay qurxoon tahay iyo inkale,”

“Mucaaradu ma xuma wax ay tilmaamayaan haddii ay sax yihiin dowlada waa inay saxdaa haddii aysan sax ahayna waxaa wanaagsan inay dowlada u yeerto mucaaradka la fariisato isla markaana qanciso haddii ay waxa ay ku dhaliileen uusan ahayn mid sax ah.”ayuu sii raaciyay Xasan Sheekh Maxamuud.

Isagoo wax laga weydiiyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud sida uu arko arrimihii dhex maray dowlada federalka iyo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxa uu kutilmaamay in ahayd arrin weyn oo qalad ah isagoo ku taliyay in arrintaas oo kale aysan dib u soo noqon.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay in dalka Soomaaliya xilligan uu u xuub siibto xisbiyo lagana gudbo habka qabiilka wax lagu qeybsanayay 18kii sano ee la soo dhaafay waxana uu rajo ka muujiyay in siyaasada dalka Soomaaliya ay ku tartamaan illaa shan xisbi.

1529 COMMENTS

  1. Wonderful beat ! I wish to apprentice while you amend your website, how can i subscribe for a blog website?
    The account aided me a acceptable deal. I had been tiny bit acquainted of
    this your broadcast provided bright clear idea

  2. I don’t know whether it’s just me or if perhaps everyone else encountering issues with
    your website. It looks like some of the text on your posts are
    running off the screen. Can someone else please provide
    feedback and let me know if this is happening to
    them too? This could be a problem with my browser because I’ve had this happen previously.

    Many thanks

  3. Today, I went to the beach front with my children. I found
    a sea shell and gave it to my 4 year old daughter and said
    “You can hear the ocean if you put this to your ear.” She
    placed the shell to her ear and screamed. There was a hermit crab inside and it pinched her ear.
    She never wants to go back! LoL I know this is completely off topic
    but I had to tell someone!

  4. I just couldn’t depart your site before suggesting that I really enjoyed the usual info a person provide to your guests?
    Is gonna be again continuously in order to investigate cross-check new posts

  5. My developer is trying to persuade me to move to .net from PHP.
    I have always disliked the idea because of the costs.
    But he’s tryiong none the less. I’ve been using
    WordPress on several websites for about a year and am nervous about switching to another platform.
    I have heard fantastic things about blogengine.net. Is there a way I can transfer all my wordpress content into it?
    Any kind of help would be greatly appreciated!

    Also viisit my web-site… hướng dẫn đầU tư hyip

  6. Link exchange is nothing else except it is simply placing
    the other person’s weblog link on your page at suitable place
    and other person will also do same in support of
    you.

  7. I loved as much as you’ll receive carried out right here.
    The sketch is tasteful, your authored material stylish.
    nonetheless, you command get got an nervousness over that
    you wish be delivering the following. unwell unquestionably come more formerly again as exactly the same nearly very often inside case
    you shield this increase.

  8. Hi there, constantly i used to check webpage posts here in the early hours in the morning, for the reason that i like to find out more and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here